Dibad Bax Ka dhacay Muqdisho

Qaar kamid ah darawalada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxa ay dhigeen dibax ay kaga soo hojeedaan xirnaashaha wadooyinka muqdisho iyo lacago ay sheegeen in laga qaado.

darawalada Qaar oo warbaahinta Danan lahadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay ka cawanayaan lacago lagu kordhiyay iyadoo wadooyinka ay xiranyihiin.

Dhawaan  ayay aheed markii ay darwada dhigeen dibad bax soconayay sadex maalin kaas oo ay kaga soo horjeedeen xirnaashaha wadooyinka iyo lacago lagu kordhiyay iyagoona xusay in lacagahaas aysan awoodin.