Dhageyso:- Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland Oo Weerar Afka ah ku Qaaday Golaha Guurtida Soomaaliland

Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland Ayaa maanta Weerar afka ah ku qaaday Gudomiyaasha Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada waxa ayna ku Eedeeyeen in sharciga ay baal mareen.  siyaasiyiinta maanta warbaahinta lahadlay ayaa kala ah Cali cantar ,ismaaciil yare,iyo maxamuud cali oo ka kala tirsan labada xisbi Mucaarad Ee ucid iyo wadani. hadalka siyasiyiinta ayaa kusoo Aadaya xili mudooyinkii Danbe uu jiray qilaaf sadeed oo udhaxeeyay Hogaanka sare Ee soomaaliland iyo Xisbiyada mucaaradka.

Hoos kadhageyso Codka Siyaasiyiinta:-