Dhageyso:- Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Hirshabeelle oo Meesha ka saaaray Gudi Mumiih ah

Xildhibaan abukar xasan cali oo kamid ah xildhibaanada maamulka hirshabelle oo la hadlay Idaacada danan ayaa beeniyey iney jiraan gudiga xuduudaha maamulka hirshabelle

Waxaa uu sheegay inuu jiro hal gudi xuduud oo ah kan dowlada federaalka soomaaliya islamarkaana eey hal xubin ay ku leeyihiin gudigaas, waxa uu tilmaamay ineey jiraan dad aan qibrad laheen oo la doonayo in laga dhigo gudiga xaduudaha maamulka hirshabelle

Hoos ka dhageyso Wareysiga