Dhageyso: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo Meesha ka Saaray Jiritaanka Gudi Muhiim ah

Xildhibaan ka tirsan barlamaanka hirshabeelle ayaa meesha ka saaaray jiritaanka gudi muhiim ah oo ka jira maamulkas

Xildhibaan abuukar xasan Cali oo kamid ah xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo la hadlay Idaacada danan ayaa beeniyey iney jiraan gudiga xuduudaha maamulka hirshabelle

Waxaa ii sheegay inuu jiro hal gudi xuduud oo ah kan dowlada federaalka soomaaliya islamarkaana eey hal xubin ay ku leeyihiin gudigaas, waxa uu tilmaamay ineey jiraan dad aan qibrad laheen oo la doonayo in laga dhigo gudiga xaduudaha maamulka hirshabelle