Xildhibaan axmed macalin fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo ka hadlay kulan Baarlamaanka soomaliya ay ku yeesheen magaalada muqdisho ayaa soo hadal qaaday Arinta Deyn Cafinta waxa uuna dowlada ushegay in jahwarerka ay ka daayaan Shacabka Soomaaiyeed
Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa Carabka ku dhuftay in shacabka soomaliya lagu mashquulinaya, waxaa uuna usababeeyay in xiliga la joogo aysan aheyn xili dalka dadka,dhaqaalaha soomaaliya uusan aheyn mid mideesan isalamarkaana uusan heergaa geli Karin barnaamijka deyn Cafinta
Hadalka Xildhibaan firi ayaa imaanaya xili dowlada Oo Hoggaamiyo farnaajo ay ku mashqulsan tahay sidii soomaaliya deynta loogu Cafin lahaa
Hoos ka dhegyso codka Xildhibaan Fiqi