Iyadoo maanta ay ku beegan tahay 14-ka October oo ah laba sanno kadib markii uu dhacay qaraxii xooganaa ee Soobe ayaa Idaacadda Danan waxa ay warbixin Kooban idinkaga diyaarisay musiibadaasi.
Qaraxaasi ayaa galaaftay nolosha in ku dhaw 800 oo qof oo u badnaa dad rayid ahaa oo aan waxba galabsan.
Hoos ka dhageyso warbixinta