Dhageyso:- Wararkii ugu dambeeyay ee Fatahaada Wabiga Baladweyn

Isku duwaha dhanka gargaarka iyo masiibooyinka maamulka hirshabele Xaawo Axmed Rijaal oo la hadashay warbhinta danan ee muqdisho ayaa ka war bixisay qatarta fatahada wabiga shabeelle uu ka sameeye magaalada baladweyne ee gobolka hiiraan iyadoo sheegtay in ay ka duwan tahay sanadidhahii lasoo dhaafay in ay ka saameeyn badan tahay fatahada hada ka dhacday Baladweyne

Xaawa axmed rijaal oo sii hadasay ayaa sheegtay in ay ku quusqaadan doonaan waxa ka dhacay magaada baladweyne ee gobolka hiiraan iyadoo ku baaqday in gurmd xoogan ay u baahan yahiin dadka ku dhibaateysan halkaasi

Waxa dhamaan looga baahan yahay dadka awooda in ay cawiyaan dadka ku barakacay magaalada baladweyne ee gobolka hiiraan in ay si xoowli ah ugu gurmadaan maatada iyo mirista halkaasi naf iyo maalba ku waayee .