Dhageyso:- Tiro Soomaali ah oo ku soo baxday Dooroshooyin Golo Deegaan oo ka dhacday dalka Mareekanka

Nadiya oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofki ugu horreeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda Golaha Deegaanka ee magaalada St Louis Park.

Nadiya oo wareysi siisay VOA ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay doorashada ay kusoo baxday oo ay dad badan caawin ka heshay,waxana ay sheegtay in guusha ay gaartay ay sababteeda tahay in dadku ay ogaadeen inay daacad tahay.

Hoos ka dhageyso Codka Nadiya