Daahir C/qaadir Ciirro Xildhibaan hore oo ka tirsanaa jiray dowladii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa difaacay madaxweynaha puntland saciid cadullahi dani
Xildhibaan oo sheegay in xildhibaanada puntland ay ku qaldanyihiin su’aalo weydiinta ay ka weydiiyeen madaxweynaha saciid dani kaa uu Xidhibaanka sheegay in inaysan kulankaa aheyn kulan su’aal weydiin ah balse loo baahnaa kaliya in uu galo Waajibaadka tastuurka
Daahir C/qaadir Cirro ayaa si kulul u Cabaareeyay xildhibaan Cawil oo ahaa xildhibaankii Su’aasha Weydiiyay Madaxweyne Dani isagoona sheegay in ay Qaldaneyd Su’ashaas.