Dhageyso:- Mid kamid ah aqoonyanada Soomaliyeed oo Dhaliil xoog leh ujeediyay dowlada Ruushka

Cabdulaahi Axmed siyaad oo kamid ah aqoonyanada Soomaaliyeed oo lahadlay warbahinta danan ayaa waxa uu kahadlay shirka ka furmaya magaalada sochi ee dalka ruushka Waxa uuna sheegay in aan la ilaabi Karin dhibaatada uu ruushka Ugeestay soomaaliya.

Waxaa kaloo uu sheegay in Ruushka uu lasaftay dowlada itoobiya oo xiligaas uu dagaalka kala dhaxeeyay Soomaaliya

Hoos Kadhageyso Codka aqoonyahanka.

110107_002