Beesha M/ed Cabdalle oo ka Mid ah Beelaha Galmudug ayaa Sheegtay in lagu Sameeyey Xuquuq Dudsiin lagu na Been Abuurtay Magaca Beesha
Nabaddoon ka Guud EE Beeshaasi Nabaddoon Xoosh Yaasiin Cali oo Wareeysi Siiyey Warbaahinta Danan Ayaa Sheegay in Ay San Helin Saamigoodii Maamulka Galmudug oo Haatan Dhimihiisa Socda
Waxuu na Dowladda Fedraalka Ee Soomaaliya ugu Baaqay in ay Soo Fara geliso Arinka Ay Ka Cabanayaan
Dhageeyso Codka Nabaddoonka.