Dhageyso: Magaalada Marka Oo lasheegay in ay go,doon Gashay

Kadib Roobabkii deyrta ee ka da,ay guud ahaan dalka sooomaliya ayaa waxaa  ka dhashay saameyn Nololeed taasi oo sooo gaartay dadka danta yar.  meelaha uu saameeyay waxaa kamid ah magaalada marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose xoghayaha magaalada marka  maxamed cumar yariisow oo warbaahinta Danan lahadlay  ayaa sheegay in guud ahaan wadooyinka marka ay jareen biyaha roobka Dadka kunoolna ay soo wajahday xaalada nolol xumo ah.

Hoos kadhageyso Codka xoghayaha magaalada marka oo ka warbixinaya xaaalada Marka