Kalafadhiga 45 ee golaha wakiiladda maamulka puntland ayaa maanta oo sabti ah ka furmay magaalada garoowe
Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen barlamanka maamulka puntland iyo bulshada ku dhaqan magaalada garoowe ayaa waxaa su,aalo lagu weydiinaayy madaxweynaha maamulka puntland
Xildhibaan Cawil oo kamid ah xildhibaanada maamulka puntland ayaa weydiiyay Su,aalo ku saabsaneed Amni xumada ka jirta puntland
Madaxweyne Dini Ayaa si cadho leh uga jawaabay su,aasha uu weydiiyay xildhibaanka Cawil
Madaxweyne Deni ayaa yiri” xildhibaan Cawil waxaa looga fadhiyaa cadeynteeda inuu keeno Masaajidada layga soo qunuuday” (Habaaray)”