Cabdullahi Xuseen Cali Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasada degmada mahadaay ee gobolka shabeelle dhexe ayaa ka war bixiyay Xalada dadka ku dhaqan degmadaas
Gudoomiyaha amniga iyo siyaasada degmada mahadaay oo wareysi siiyay Idaacada Danan ayaa sheegay in ay degamada mahadaay ay soo gaartay fatahaad aad u badan, saameesana dadka ku dhaqan degmada mahadaay balse fatahaada halakaas ka jirta aysan geysan khasaaro nafeed
Gadoomiyaha ayaaa waxa uu intaas ku daray in ay jiraan dad ubararay dhibaato baahiyeed hay’aydaha caalamkana uu ka codsaday in ay wax la soo garaan dadka ku dhibaateesan degmada mahadaay.