Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada degmada baledweyn sheekh xuseen cusmaan Cali iyo Xubno katirsan maamulka baledwayn ayaa kor meeray qeybo kamid ah xaafadaha Baledwayn oo ay galeen biyaha kasoo fatahay wabiga shabeele
Sheekh xuseen ayaa waxa uu baaaq udiray ciidamada amisom gaar ahaan kuwa jabuuti ee halkaas kusugan waxuuna ugu baaqay in qayb ka qaataan samata bixinta dadka uu saameeyay wabiga shabeele
Hoos ka dhageyso codka gudoomiye ku xigeenka Arimah Bulshada Ee Baledweyn:-