Abaan duulaha qaybta 27-aad ee ciidamada militariga Soomaaliya Genaraal saalax yacquub Oo la hadlay warbaahinta danan ayaa ka warbixiyay howlgalo ay ciidamada militariga ay kasameeyen Deeganada qaar ee gobolka shabeelaha dhexe
Abaan duulaha ayaa sido kale sheegay in ay howgaladan ay ka sameyeen inta udhaxeysa balcad iyo jowhar iyo qeybo kale oo hoos taga shabeellada dhexe Siina wadi doonan ilaa ay ka Sifeen doonaan al shabaab Waa Sida uu hadalka udhigay
Mudooyinkii danbe ciidamada malitariga ayaa waxa ay kawadeen howgalo gobolka shabeelada dhaxe iyadoona saraakiisha ciidama ay sheegaan in ay Guulo ka gaareen
Hoos Ka dhageyso Wareysiga Taliyaha.