Dhageyso:- Bukaano lagaarsiiyay isbitaalka Marka oo laga warbixiyay

Dr. Cabdulaahi macalin Cali oo ah Agaasimaha isbitaalka marka oo lahdalay warbaahinta danan ayaa kawarbixiyay Bukaano kala duwan  oo Deegaanada Gobolka shabeelaha Hoose ka kala imaaday oo isbitaalka lagaarsiiyay. Agaasimaha isbitaalka Magaalada marka ayaa sidoo kale ka warbixiyay Cudarada ay qabaan dadka lasoo gaarsiiyay .

Waxana uuna xusay inay kugudo jiraan Daweynta dadkii lasoo gaarsiyay isbitaalka .

Hoos kadhageyso Codka Dr.Cabdulaahi

110109_001