Dhageyso: Barakacayaasha Kunool Duleedka Muqdisho Oo Sheegay in uu Saameen kuyeeshay Roobabka Da,ay

Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay uu roob lagu diirsaday ka da,ay  Muqdisho iyo Gobolada qaar ee dalka saamentiisana uu watay ayaa waxa uu saameen xoogan ku yeeshay qaar kamid ah barakacayaasha kunool duleedka magaalada muqdisho mid kamid ah Barakacayaasha uu saameeyay Roobkii da,ay islamarkaana warbaahinta danan lahadlay ayaa waxa uu kawar bixiyay dhibaatada uu ugeestay Roobkii da,ay isagoona xusay ay dhibaateesan yihiin oo ay ubaahanyihiin in lacaawiyo.

Hoos kadhageyso Codka mid kamid ah Barakacayaasha uu saameeyay rooobii da,ay