Dhageyso: Banaanbax Maanta ka dhacay Muqdisho

Boqolaal ka mid ah darawalada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa saaka bilaabay banaan bax ay uga soo horjeedaa dowladda Federaalka oo ay sheegeen inay xiratay waddooyinka Muqdisho.

Mid kamid Darawalada Maanta Banaanbaxay oo la hadlay Idaacada Danan Ayaa sheegay in ay yihiin dadka ugu shaqada badan hadana aysan heysan wado ay ku shaqeyaan madaama laga xirtay wadooyinka

ugu dambey madaxda dalka ayuu ka codsaday in ay wadooyinka ufuraan