Degmada Baardheere Ee G/Gedo oo ka Bilowday Barakac Xoogan

Gudoomiyaha degmada baardheere ee gobolka gedo Cabdulaahi nuur xasan oola hadlay warbaainta Danan ayaa sheegay in ay jiraan qasaaro ka dhashay fataahada uu sameeye wabiga jubba ayidoo qoysas Gaaraaya 3000 kun oo qoys ayku barakaceen halkaasi  Sidoo kale waxa uu sheegay in qasaaro ka dhashay halkaasi ay jiraan islamarkaan  dhimasho ay kasoo gaartay dadka halkaasi ku nool.

Cabdulahi nuur xasan oo sii hadlaye ayaa baaq u diray dowlada federaalka soomaliya iyo inta wax caawisa in ay gargaar lasoo gaaraan dadka halkaasi ku barakacay asigoo xusay in hadii aan loo gurman dadka halkaasi ku nool ay ka dhalan karto qasaaro baaxad leh waa sida uu hadalk u dhigaye.

Hoos ka dhagaeyso codka Gudoomiyaha Degmada Baardheere.

110103_024