Garoonka Aadan cade waxaa xiligan xiray wadada Diyaaradaha ay ka haadaan kuna soo dagaan Diyaarad yar taasoo lugaha u furmi waayeen.
Diyaaradan ayaa xabadka dhulka dhigatay iyadoo wali aan la sheegin dhibaato ka dhalatay.
Garoonka xiligan majiraan diyaarad kasoo dageysa ama ka duuleysa iyadoo sababtuna tahay wadada oo ay xirtay diyaaradan.