Madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sheekh Axmed iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ayaa ka anba baxay garoonka diyaaradaha aadan cadde iyagoona GaaraY magaalada kismaayo oo siyaasiyiin iyo qaar kamid ah madaxda maamul Goboleedyada dalka ay ku suganyihiin
Waxaana la shegayaa in maagalada kismayo ay utageen ka qayb galka caleema saarka Axmed Madoobe
Iyadoona dowlada ay horay xanibaad usaartay tagi taanka kismaayo ayaa masuuliyiintaan maanta kismaayo garay Waxa ay cadeyneesa in laqaaday xayiraadii saarneed