Qaar kamid ah siyaasiyiinta hirshabelle ayaa ka hadlay xafladda caleema saarka uu axmed madobe ku qabsanayo magaalada kismaayo
Xafladda Caleema saarka axmed madoobe ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole, Wafdi ka socda dowladda.
Siyaasiyiintaan hirshabelle ayaa madaxweynayaashii hore usheegay in joojiyaan qaska ay ku wadaan dowlada Soomaaliya
Sikastaba ahaatee dadka shacabka iyo siyaasiyiinta ayaa ku kala argti duwan Qas siyaasadedka ka jira dalka soomaaliya