Deg Deg Dil Goordhaw ka dhacay Ex kontoroon Afgooye

Askari ka tirsan ciidamada dowlada ee ku sugan isgoyska Ex kontorron afgooye ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata moota bajajta

Lama oga sababta dilka uu udhacay askariga dilka geystaya ayaana goobta ka baxsaday