Dagmada Afgooye Oo Cabsi Laga Qabo Inuu Fatahaad Sameyo Wabiga Shabeelle

Dadka Ku dhaqan Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa cabsi xoogan ka qaba in Wabiga Shabelle hoose uu kusoo fatahaad  magaaladaasi.

Cabsidan ayaa imaaneesa Xili lagu guda jiro  Go’ga iyo deyrta ayaa waxaa biyo fara badan keena wabiga mara Deegaano hoos taga degmada afgooye

Maamulka degmada afgooye Gaar ahaan Gudoomiye kuxigeenka Arimaha bulshada ee Maamulka degmada afgooye Cabdulahi Xasan Cabdi ayaa sheegay in xiligaan aysan jirin cabsi ku aadan wabiga Lkn Maamulkooda ay ku jiran diyaar garow ku aadan in meelaha qaar laga yaabo  uu fatahaad  ka sameeyo Wabiga

Inta badan wabiga shabelle ayaa xiliyadaan oo kale waxaa biyo Aad u fara badan ka keena deegaanada iyo degmooyinka uu ka maro wabiga shabelle