Sida wararka aynu kuheleeno magaalada kismaayo waxaa ka socda dadaalo ku aadan siideenta dad uu dhawaan axmed madoobe uu Ku xiray gudaha magaalada kismaayo
Dadkaaan xiran ayaa waxay iskugu jiraan saraakiil, aqoonyahano iyo odoyaal dhaqameed
Axmed madoobe ayaana sigaar ah ubeegsaday dadkaan Ku xiran magaalada kismaayo
Siiideenta dadkaan ayaa waxaa Ku howlan Qaar kamid ah odoyaal Dhaqameedyada Kusugan magaalada kismaayo Maadama dadka LA xiray ay Ku jiraan odoyaal dhaqameed.
Axmed madoobe ayaa waxa uu caaan Ku Yahay xirirtaanka dadka kasoo horjeedo aragtidiisa siyaasadeed Iyadoona in badan oo hore uu Ku xiray odayaal dhaqameed gudaha kismaayo.