Cumar Filish Oo Kor Meer kusameeyay Wadooyinka Biyo Fadhiga Ee Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay Biya Dhigeen roobkii da’ay.

Sidoo kale Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Lala Xisaabtami Doono Shirkadahii Dhisay Wadooyinka ay Daadadka Roobka bur buriyeen.