Wararka ka imaanaya Magalaada kismaayo ee xarunta gobolka jubadda Hoose ayaa sheegaya in maanta lagu caleemo saaray C/rashiid Xidig iyo C/naasir seeraar
Horay ayaana loogu doortay magalaada kismaayo xafladda labadaan masuul lagu caleema Saarayay ayaa waxa ay ka dhacday hal goob
shalay ayay aheed markii xaflad lagu caleema saarayay Axmed madoobe ay ka dhacday magalaada kismaayo
waxaana sii xumaanya xaalada siyaaseed ee maamulka jubaland maadama Hogaamiyaasha maamulkaasi ay bateen