Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa isagoo Waraysi Siinayay Warbaahinta Danan waxa uu kahadlay Arimaha Maamulka jubaland iyo siyaasiinta faraha Badan ee Ku qul qulaysa magaalada kismaaayo
Xildhibaan dalxa waxa uu sheegay in siyaasiyiinta ay tagi karaan magaalda Kismaayo balse Waxa hoosta ka xariiqay in aysan danaha gaarka ah ka hor Imaanin danta guud ee qaranka islamarkaan Dadka soomaaliyeed looga Baahanyahay in ay fahmaan culeeska siyaasadeed ee xaga dibada kaheysta Dowladda iyo Cadawga isku soo baheestay soomaaliya
Hoos ka dhageyso wareysiga xildhibaan dalaxa.