Booliiska Dhuusa Mareeb oo Digniin Soo Saaray

Cabdi macalin Xasan  Taliyaha ciidamada Booliiska dhuusa mareeb oo saxaafada lahadlay Ayaa Digniin ku saabsan dhanka muqaadaraadka waxa uu u diray dadka isticmaala ee ku Sugan dhuusa mareeb Waxa Uu sidoo kale  digniin u diray  askarta magaalada dhuusa Mareeb kusugan ee qaadanaya dharka caadiga ah iyo hubka Waxa uuna xusay in aan laga yeelayn askarigii falkaas sameeya.

Hoos ka dhageyso codka Taliyaha:-