Banaan Bax Kasocda Degmada Baladxaawo

Magaalada baladxaawo ee gobalka gedo waxaa ka socda banaanbax looga soo horjeedo maamulka jubbland ayadoona lagu taageerayo dawladda dhexe iyadoona magalada dariska la ah ee dhinaca kenya ee mandhera mudo 2 maalin ah uu ku xanibanyahay madaxweyne ku xigeenka maamulka jubbland maxamuud sayid Aadan ciidamadii dhawaan ku biiray dawladda oo ay ku socoto diiwaan galinta ayaa sheegay in aysan madaxweyna kuxigenka uusan soogali karin magalada b/xaawo iyo dhaman deegaanada Gobalka gedo.