Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu Weeraray Degmada Kuntu Waareey Ee Go/ka Sh/da Hoose

Dagaalkaan oo dhexmaray Ciidamada dowladda iyo alshabaab  ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka buulo mareer oo hoostaga Degmada KuntuWaareey Ee Go/ka Sh/da Hoose weerarka ayaa waxaa soo qaaday dagaalyahanada Alslabaab.

qasaaraha kadhashay dagaalkaas  ayaa lagu sheeegay dhimashada  labo Askari oo katisan Ciidamada dowladd federaalka soomaaliya iyadoona aan la ogeyn dhanka alshabaab waxa kasoo gaaray dagaalkaas.

inta badan ciidamada dowladda iyo dagaalyahanada Alshabaab ayaa waxa uu dagaal ku dhex maraa deegaanada Gobolka shabeelaha Hoose.