Askar Hindiya oo kudhimatay Baraf

Ugu yaraan afar askari iyo laba shacab ayaa ku dhimatay kadib marki u kudhacay barafka nooca buraha ka da,o meel 5,485 mitir ka xigta waqooyiga jasiirada Himalayan ee dalka hindiya  sida uu sheegay afhayeenka ciidamada Hindiya . gudiga howgalka baarista iyo badbaadinta ayaa sideed qof ka soo saaren barafka waxaana markii dambe loo duuliyey isbitaal military sida ay sheegeen war baahinta maxaliga ah.