Alshabaab oo Sheegay in ay Qarax ku dileen Askar Kiinyaati ah.

Gaari ay ku socdaalayeen Ciidan Booliis Kiinyaati ah ayaa lagu qarxiyey inta u udhaxeysa Kulan iyo Libooya Kenya.

Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkaas iyagoo sheegay in ay ku dileen Toban Askari.
Ciidamada Kenya iyo Alshabaab ayaa waxaa dhexmara dagaal u badan mid gaadmo ah