Wararka aynu ka helayno deegaanka siinka dheer ayaa sheegaya in saakay dagaalamayaal katirsan Alshabaab ay weerar kusoo qaadeen ciidamo dowladda ka tirsan oo halkaas ku sugan Wararka ayaa intaas kudaraya in uu qasaaro jiro balse aan la ogeyn halka uu gaar siisanyahay.
Ilo ka Madax banaan labada dhinac ee wada dagaalamay ayaa inoo xaqiijiyay in saakay ay dagaalkaas ku waa barriisteen islamarkaana labada dhinac ay is waadeerasadeen Hubka noocyadiisa la duwaan.
inta badan dagaalyahanada Alshabaab ayaa weerar waxa ay kusoo qaadaan deegaanka siinka dheer iyadoona marar badan uu halkaas dagaal ku dhexmaray Ciidamada dowladda iyo Alshabaab
JKH