Alshabaab oo Qabsaday Ceelka Geelow

Xogaga Alshabaab ayaa qabsaday deegaan muhiim u ah marinka loo maro wadada tagta Magaalada Jowhar.

Deegaanka Alshabaab gacanta ku dhigeen  ee Ceellka saakay ayaa waxaa isaga baxay shalay Ciidamada Dowlada oo halkaa kulahaa bar ciidan.

Ceelka Geelow ayaa ah deegaan u dhow Qalimow waana deegaan udhaxeeya Degmooyinka Balcad iyo Jowhar kasoo kaga yaal waqooyinka Jowhar.