Sida wararka aynu ku Heleeno dagaalyanahada Alshabaab ayaa waxa ay toogteen nin Magaciisa lagu sheegay Cali Cabdulaahi xasan Sidoo kalane Da,diisa lagu sheegay 83 Sano Toogashada ayaa Waxa ay ka dhacday deegaan lagu Magacaabo fiidoow oo kala qaybiya Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
Waxaana la sheegayaa in ninka la tooogtay uu katirsanaa maamulka Hirshabeele
Waxa uuna shaqsigan uu soo noqday gudoomiye ku xigeen