Ahlu Sunah Oo Diiday Gudiga Doorashooyinka ee Dawladda Magacawday

Ahlu sunah  waxa ay kasoo horjeesteen Gudigii dhawaan ay dowladda  Magacawday Ee Qaban qaabada dhismaha Maamulka Galmudug

Waxa ayna xuseen in dowladda ay ka baxday heshiiskii dhawaan ay wada gaareen

Islamarkaana Haatan aysan waxba  kama jiraan ay yihiin Gudigii ay  dhawaan dowladda magacowday

Sido kale wax ay xuseen in Guudigaan uu hareer marsanyahya dastuurka Dfs.